Puntland

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland oo la kulmay wafdi ka socdey hey’adda ICRC

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wafti ka socdey hay’adda ICRC oo uu hoggaaminayey Madaxa ICRC Soomaaliya...

Madaxweynaha Puntland oo kulan kula qaatey guddoomiyeyaashaa gobolada Puntland

Kulankan uu Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland uu la qaatey guddoomiyeyaasha Gobolada ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Hormarinta Reer Miyiga...

Ka Hortagga Kharta Kaallimaha Shidaalka iyo arrimo kale oo la isku weydiiyay kulankii golaha wasiirada Puntland.

Shirkii Golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Ilaalinta...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wafdi ka socda FAO

Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa FAO ee Soomaaliya Daniele Donati. Dr. Cabdiweli Maxamed...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo soo dhawayeeyay howlgallo lagu baacsanayo xubno xiriir la leh Al-shabaab 

Dr C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo shir guddoominayay kulan ay Maanta isugu yimaaddeen Golaha wasiirrada ee Maamulka Puntland ayaa sheegay inay ka go’an tahay...

Ugu Akhris Badan