Puntland

Gurmadka doonidii kusoo caariday Xeebta Boosaaso oo meel wanaagsan maraysa (Sawirro).

Dekedii macmalka aheyd ee Magaaladda Boosaaso oo laga barbar dhisayey dekeda weyn, ayaa iminka umuuqata mid gabogabo ah, waxaana suurta gashay in la gaaro...

Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliye Booliis iyo ku xigeenadiisa,,

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland iyo ku xigeenadiisa. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka...

Ololihii wacyi gelinta doorashooyinka oo ka bilaabanaya Garoowe.

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxa ku sugan Xubno ka socda Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan kuwaas oo  la filayo in ay shir...

Madaxweyne Farmaajo oo Barlamaanka Puntland ku ammaanay doorkooda hirgelinta Federaalleynta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casumaad u sameeyey Guddoomiyaha iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland kuwaas oo Magaalada Muqdisho kaga qeyb galaya...

Mas’uuliyiinta Galmudug iyo Puntland oo furay waddooyinkii xirnaa ee Gaalkacyo

Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Madaxweynaha Galmudug,Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdiwali Jaamac (Gorod) iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa waxaa ay si...

Ugu Akhris Badan