Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Michael Keating

Garoowe (SNTV) Madaxweynaha Dowlaad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa Maanta oo ay taarikhdu tahay  12 May 2018 waxaa uu xafiiskiisa Kulan kula qaatey...

Puntland oo sii daysay Maxaabiis Soomaali iyo Ajaanib isugu jirta

Boosaaso-(SNTV)-Maxkamada sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Shalay oo Khamiis ahayd u fariisatay dacwad ka dhan ahayd Maxaabiis u dhalatay Dalka Iraan, kuwaas oo...

Shir ku saabsan amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Garoowe/

Garoowe-(SNTV)-Waxaa Magaalada Garoowe Shalay ka furmay  shirka amniga Dowlada Federaalka iy maamul Goboleedyada Dalka, kaas oo looga hadlay xaalada ammaanka ee Dalka guud ahaa...

Madaxweyna Gaas oo soo dhaweyay baaqa salaadiinta ee ku aadan nabadeynta deeganada Putland

Munaasabadda caleema saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje C/llaahi oo isugu jiray wafuud ka socotay dowladda Soomaaliya, odayaasha dhaqanka oo ka kala yimid gudaha...

Golaha Wasiirada Puntland oo kawada hadley Xaaladaha Amniga iyo Abaaraha

Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo uu shir Guddoominayay Madaxweynaha Maamulkaasi Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay Xaaladda Amniga iyo Abaaraha ka...

Ugu Akhris Badan