Benaadir

Galmudug oo shacisay dagaal ka dhan ah Al-shabaab.

Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka dhawaajiyay in uu billowaday dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo looga saarayo goobaha fara ku tiriska ah oo...

Malleeshiyada Al-shabaab oo jab xooggan loogu gaystay deengaanka Shabeellow ee Mudug.

Wararkii u dambeeyay oo aan ka helayno dad ku sugan deegaanka Shabeellow ayaa sheegaya in jab xooggan loogu geystay kooxdii Argagixisada Al-Shabaab ee dadka...

Maalinta dhalinyarada Adduunka oo lagu xusay Jowhar.[Sawirro]

12-ka August oo ku beegan maalinta dhallinyarada caalamka oo maanta oo kale laga xuso dunida inteeda kale ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta...

Duqa Muqdisho oo u hambalyeeyay dhalinyarada Soomaaliyeed maalinta dhalinyarada Adduunka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta dhallinyarada adduunka oo sannad walba...

Xoogga dalka oo u gurmanaya Dad rayid ah oo la dagaalamaya argagaxisada.

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa ku baxay deegaanka Shabeellow oo qiyaastii 20-km u jira deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug, kaddib markii...

Ugu Akhris Badan