Benaadir

Qaban qaabadii ugu dambeysay iyo shirka Dhuusa-marreeb.

Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka soconaya qaban qaabadii ugu dambesay furitaanka ee shirka wadatashiga madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee looga arrinsanayo arrimaha...

Wasiir Goodax iyo wafdi uu hoggaanimayo oo saakay ku wajahan Gobolka Gedo.

Wafdi uu hoggaaminayo sii  hayaha xilka Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre ayaa lagu wadaa inuu gaaro Gobolka Gedo,...

Wasiir amniga Galmudug oo dhagax dhigay xabsi cusub+Sawirro.

Wasiirka amniga gudaha Galmudug, Axmed Macallin Fiqi oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug ayaa booqasho ku tagay maanta saldhigga caasimadda Dhuusamareeb. Wasiirka iyo Taliyaha...

Xuska sanad-guuradii 14-aad ee Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro.

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga qaybgalay munaasabadda 14 Sano guuradii ka soo wareegtay aas -...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Guddiga Farsamada ee oo xilsaaray ka soo tala bixinta hannaanka doorashada dalka “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle  Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta la kulmay Guddiga farsamada ee loo xilsaaray ka soo talo bixinta hanaanka Doorashooyin ku...

Ugu Akhris Badan