Amniga

Kulan looga hadlay xoojinta Nabadgelyada Caasimadda oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (SNTV):– Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee Gobolka, Taliyeyaasha ciidanka...

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo ka digay in la dhisto dhulka ciidanka

Muqdisho (SNTV) Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) oo ka hadlayey Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay...

Jubbaland oo taliye KMG ah u magacawday hawlgalka ka socda Jubbada Hoose  

Muqdisho (SNTV)- Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in isbedel lagu sameeyay saraakiisha horkaceysa hawlgalka ka dhanka ah  maleeshiyada  Al Shabaab ee...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay murashax-nimada Mukhtaar Rooboow

Muqdisho-(SNTV)-Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo sharraxo, Sheekh Mukhtaar Rooboow...

Wasiirka Amniga XFS oo tababar usoo xiray Askar ka tirsan Ciidanka Booliska

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta dugsiga tababarka Booliska ee Gen. kaahiye tababar ugu soo xiray 600...

Ugu Akhris Badan