Amniga

Kooxda kubadda cagta Horseed oo abaal marin loo ballan qaaday

Muqdisho (SNTV)- Kooxda kubadda cagta  Horseed ee Ciidamada Xoogga  dalka Soomaaliyaad ayaa maanta ay si wada jir ah ugu sameeyeen Taliska Ciidanka iyo Wasaaradda gaashaandhigga...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda NISA oo xilkii iska casilay

Muqdisho (SNTV);– Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya  (NISA) Mudane  Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa iska casilay xilka agaasimaha Hay’adda,isagoona warqadiisa...

Kulan looga hadlayay xoojinta ammaanka iyo dar-dargelinta howlgalada Ciidamada XDS oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho, Khamiis, 11, Oct 2018 (SNTV)-Wasiirka gaashaan-dhigga Soomaaliya,mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa shir  Guddoomiyah kulan looga hadlayay ammaanka Dalka iyo sidii loo dar-dargelin...

Ciidanka Xoogga Dalka oo ku guuleystay xallinta colaaddii magaalada Marka

Marka (SNTV):-Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in lakala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha XDS oo tababar u xiray Saraakiil iyo Saraakiil xiggeeno

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Cali Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa maanta tababar u xiray...

Ugu Akhris Badan