Amniga

Miinooyin laga soo saaray waddooyin kuyaala Jubada Hoose

Jubbaland (SNTV) Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa qaybo ka mid ah gobolka Jubada hoose ka sameeyey hawlgal miino saaris ah oo waxyaabaha...

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isu dhiibay Boliiska Kenya

Muqdisho (SNTV):-Laamaha ammaanka Dalka Kenya ayaa baaraya Kiiska Nin 23 jir ah oo ka  baxsaday Xero ay tababar ku siinayeen kooxda Al-Shabaab, markii uu...

Taliyaha Qeybta 43-Aad ee Ciidanka XD oo sheegay in la xoojiyay Howlgalada ka Socda Jubbada Dhaxe

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Xoogga Dalka ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada Nawaaxiga degaanka Xagar oo u dhaw Magaalada Bu’aale ee Gobolka Jubbada dhaxe. Taliyaha Qeybta...

kulan looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa dhaqan gelinta shuruucda Gaadiidka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV):- Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa ka tashiga sidii la isaga kaashan lahaa dhaqan gelinta shuruucda Gaadiidka dalka ayna ka qeyb galeen Wasiirada Gaadiidka,Dekadda...

Wariyeyaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn Diyaaradeed

Muqdisho (SNTV)-Duqeyn ka dhacday Gobolka Jubada Dhexe ayaa lagu burbiriyey Xaruntii Idaacadda Maleeshiyaadka Al Shabaab taas oo ku taalay Degmada Jilib. Duqeynta ayaa khasaaro lixaad...

Ugu Akhris Badan