Amniga

Taliyaha cusub ee Guutada 9-aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo xilka la wareegay

Xudur (SNTV):- Munaasabadaan oo xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee guutada 9-aad ciidanka xoogga dalka ee gobolka Bakool Gaashaanle Sare Warsame Maxamed Diiriye waxana...

Taliska cusub ee qeybta 21-aad oo laga Dhagax dhigay Magaalada Cadaado

Cadaado-(SNTV)-Taliyaha qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto, Yuusuf Cabdilqaadir Maxamed (Kaanti) iyo mas’uuliyiinta Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa Dhagax dhigay xarun...

Saraakiisha ammaanka degmada Afgooye oo faah faahin ka bixiyay howlgalo amni sugid ah oo halkaasi ka socda

Afgoye (SNTV) Degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose iyo deegaanada hoostaga waxaa ka soconaya howlgalo lagu xaqiijinayo amniga guud ee degmada iyo deegaanada hoostaga,si looga hortaga...

Maleeshiyaad iyo horjoogayaal Shabaab ah oo lagu dilay Jilib

Muqdisho (SNTV)- Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga dalka ayaa lagu xasuuqay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amartay in Xabsiga dhexe lagu hayo Eedeysane u dhashay UK.

Muqdisho (SNTV) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amaratay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sani jir u dhashay...

Ugu Akhris Badan