Amniga

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo tababar ugu soo xiray Garbahaarreey 300 Askari

Garbahaarreey-(SNTV)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, General; Bashiir Maxamed Cabdi “Ameerica” ayaa tababar u soo xiray in kabadan 300 oo Askari, kuwaas oo ka howl-geli doona...

Danjire Tarsan “Cunna qabataynta hubka ee Soomaaliya waxay yaraynaysaa awoodda dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab”

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay baahi wayn u qabto in laga qaado...

Amisom oo taliye cusub loo Magacaabay

Muqdisho-(SNTV)-Taliya cusub ee howl-galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa loo Magacaabay ,Jeneraal; Tigabu Yilma Wondimhunegn, oo kasoo jeeda Dalka Itoobiya, kaas oo beddelaya, Jeneraal;...

Taliye ku-xiggeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo tababar u furtay haween booliska ka tirsan

Muqdisho (SNTV)- Tababarkaan oo socon doono labo maalmood laguna baranayo gudbinta kiisaaska cul culs iyo ilaalinta Xuquuqda aadanaha ayaa waxaa ka faa’iideysanaya 50 haween...

Wasiir ku xigeenka Amniga Gudaha XFS oo Jabuuti uga qeyb galay Furitaanka Tababar aqoon isweydaarsi

Muqdisho (SNTV) Wafdi  uu  Hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga  Gudaha Xuuumadda Soomaaliya ayaa  dalka dalka Jabuuti uga qeybgalay Furitaanka  Munaasabada  #Cutlass express 2019 oo...

Ugu Akhris Badan