Amniga

Taliyaha Ciidanka Uganda oo booqasho ku yimid Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Uganda Lt. Peter Elwelu ayaa todobaadkaan booqasho ku yimid Soomaaliya,wuxuuna taliyaha si gaar ah u booqday goobaha...

Maamulka Hirshabeelle oo yeelanaya Boliiskii ugu horreeyay

Jowhar-(SNTV)-198 Boolis ah ayaa tababar soconayay Saddex Bil loogu soo gaba-gabeeyay Shalay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle Soomaaliya. Munaasabadda tababarka lagu soo xirayay...

R/wasaare Khayre oo Tababar U Xiray Ciidamo Loo Diyaariyay Qorsha Sugidda Amniga Caasimadda

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye waxa...

Tababar ku saabsan Dambiyada abaabulan ee xiriirka la leh Safarada iyo dalxiiska oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho (SNTV)- Tababar ku saabsan Dambiyada abaabulan ee xiriirka la leh Safarada iyo dalxiiska oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Burburiyay Saldhigyo ay lahaayeen Argagaxisada Alshabaab

Muqdisho (SNTV) Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa saaka weerar ku qaaday saldhig ay Argagaxisada Al-shabaab ku lahaayeen meel howd ah...

Ugu Akhris Badan