Amniga

Kenya oo sheegtay in ay Ciidamadeedu dileen xubno ka mid ahaa Al-Shabaab

Nairobi-(SNTV)-Ciidanka difaaca Kenya ee KDF ayaa sheegay in ay dileen Saddex xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab mid kalena ay nolosha ku qabteen, markii uu...

Ciidanka Xoogga dalka oo Horjoogeyaal sare ku dilay deegaano u dhow Degmada Jammaame

Muqdisho (SNTV)- Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Kuwa Daraawiishta dawlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada degmadda Jammaame ee gobolka...

Ciidamada Ammaanka oo hub kala duwan ka furtay Maleeshiyaadka Alshabaab

Muqdisho (SNTV):-Ciidamada Amniga ayaa Ka furtay hub kala duwan kooxda Argagixisada al-Shabaab Ka dib hawlgal ay Ka fuliyeen Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Habeenimadii...

Gaadiidka Xamuulka ee ciriiriga ku hayo wadooyinka Muqdisho oo la yareynayo

Muqdisho (SNTV):- Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda,taliyaha...

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay dadkii ku jiray guri xalay qarax ka dhacay

Muqdisho (SNTV) Qarax xooggan ayaa xalay laga maqlay guri ku yaalla Degmada Howlwadaag, iyadoo jugta qaraxa si weyn looga maqlayay inta badan magaalada Muqdisho. Wararka ayaa...

Ugu Akhris Badan