Amniga

Faah-faahin ka soo baxaysa duqeymo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab

Muqdisho (SNTV) War ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu faahfaahiyay duqeymo xagga cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday saldhig maleeshiyaadka Alshabaab ay ku lahaayeen deegaanno ka...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay weerraradii Argagixiso ee Xalay lagu qaaday xarumo ganacsi iyo Guryo...

Boliiska Kenya oo xabsiga dhigay Dadkii ka dambeeyay dilka Gabar Soomaaliyeed oo ka dhacay Nairobi

Nairobi-(SNTV)-Boliiska Dalka Kenya ayaa Afar Haween ah u taxaabay Xabsiga, kuwaas oo loo haysto kufsi iyo dil loo geystay Ismahaan C/salaam oo Maalmo ka...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay 20-ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV):-Howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah uga fuliyeen Ciidamada Qaranka iyo kuwa saaxiibadooda meel u dhaw magaalada Baladwayne 25-ka bishaan ayaa lagu...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari dilay wade gaari

Jowhar (SNTV)- Dable Xoogga Dalka Cabduqaadir Maxamuud Cali   ayaa loo heystaa dilka Marxuum  Cabdiraxmaan Cadow Maxamuud, dilkaasi oo ka dhacay degmada Mahadeey ee Gobalka...

Ugu Akhris Badan