Amniga

AMISOM oo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ku wareejisay Saldhigga Degmada Warsheekh

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Isniintii Todobaadkan kala wareegay howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, Saldhig ku yaalla Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellada dhexe,...

Wasaarada Amniga Hirshabeelle oo Sheegtay in la diyaariyey ciidamadii ka howlgali lahaa degmooyinka cadowga laga xoreeynayo

Munaasabad tababar loogu soo xireyey Ciidamo  gaaraya laba boqol oo Askari oo qeyb ah Booliska gaarka ah ee Dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta ka...

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo Bariire kula kulmay saraakiisha hoggaaminaysay qabsashada deegaankaas

Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa kormeer dhiiragalin ah ku tagay fariisimaha ciidamada xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka Barriire...

Wasiir Goodax Barre oo bogaadiyay tallaabaddii ciidanka Booliisku ay ku toogteen 4tii argagixisada ee shalay

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa boogaadiyey tallaabadii Ciidanka Boolisku ka qaadeen Koox dhagar qabayaal ah oo doonayey inay...

Ciidanka Amniga oo Suuqa Bakaaraha ku toogtay 4 Dhagar qabe oo ka tirsanaa Argagixisada

Ciidanka Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay khaarajiyaan dhagar qabayaal ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab ka dib markii ay  isku dayeen in ay...

Ugu Akhris Badan