Amniga

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Mareykanka ee Africom oo laayey Argagixiso katirsan Al-Shabaab.

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Mareykanka ee Africom ayaa howlgal wadajir ay u fuliyeen waxaaa ay ku dileen shan ka mid ah argagaxisada...

DAAWO:Ciidamada Xoogga dalka oo Maleshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab ku laayey gobolka Hiiraan.

MUQDISHO-1-6-2022-Ciidanka xoogga dalka ayaa jab xooggan gaarsiiyay Maanta  maleeshiyaadka kooxda Argagaxisada ah ee Al shabaab oo ku sugnaa deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan si...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  iyo Saraakiil kale oo Maanta safar ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage  iyo Saraakiil kale ayaa Maanta safar Howlo shaqo ah ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey...

SAWIRRO:Laamaha Amniga Degmada Deyniile oo xalay gacanta ku dhigay Dad isticmaalayey Maandooriyaal iyo Ciyaalweero.

Ciidamada Amniga Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir sida Nabad sugida,Booliska oo kaa shanaya Maamulka degmadaas ayaa xalay Howlgalo dad badan lagu qabtay Waxa ay...

Ciidmada Xoogga Dalka oo deegaanka Janaale ku soo bandhigay Xubin katirsan Al-shabaab.

Taliska ururrada 83-aad iyo 84-aad, guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka oo ku sugan degaanka Janaale ayaa soo bandhigay Cusmaan Xasan Hiraab oo...

Ugu Akhris Badan