Amniga

SAWIRRO:Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Maamulka Galmudug oo Tababar u soo xiray Ciidamo loo diyaarinayo dagaalka Al-shabaab

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022:-Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Maamulka Galmudug oo Tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil kuwaas oo loo diyaariyay...

Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho oo bogaadiyey howlgalkii dadka is abaabulay ay ku dileen Xubno katirsan Argagixisada...

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022-:Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho ayaa ka hadlay weerarkii ay dhawaan dadka degaanka ay ku qaadeen xubno...

Maamulka Gobolka Soomaalida Itoobiya Iyo Maamulka Puntland oo iska kaashanaya Arimaha Amniga iyo La dagaalanka Argagixisada.

Waxaa Gobolka Doollo ee ismaamulka Gobolka Soomaalida Itoobiya socdaal ku gaaray wafti balaaran oo ka socda Maamul Goboleedka Puntland. Sidoo kale waxaa ka mid ahaa...

DEG:DEG-Ciidanka Xoogga Dalka oo Maanta Khaarijiyay Horjoogihii u qaabilsanaa Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Jabhada Goboladda Baay iyo Bakool

MUQDISHO-4-6-2022-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa khaarijiyay Horjoogihii u qaabilsanaa Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Jabhada Goboladda Baay iyo Bakool kadib howlgal ay ka sameeyeen Degaanka Ceel-Cuni...

SAWIRRO:Ciidanka kumaandooska Danab XDS oo  Hawlgalo lagu Xaqiijinaayo Amaanka sameeyey Deegaano katirsan gobolka Shabeelada Hoose.

Ciidanka kumaandooska Danab XDS  Gaar ahaan Hurinta Gaadiidka Gaashaman Ee MU ayaa Hawlgalo lagu Xaqiijinaayo Amaanka sameeyey  degaanada kala Maracade,galka salimo iyo tuulooyin hoostaga...

Ugu Akhris Badan