Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Mareykanka ee Africom oo laayey Argagixiso katirsan Al-Shabaab.

Date:

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Mareykanka ee Africom ayaa howlgal wadajir ay u fuliyeen waxaaa ay ku dileen shan ka mid ah argagaxisada Alshabaab.

Howlgalkan dhanka cirka ay kaga qaadeen diyaaradaha dagaalka oo kaashanaya CXD ayaa waxaa uu ka dhacay degaan u dhow Beer xaani.

Majiro khasaare soo gaaray dadka shacabka ah inta uu socday howlgalka wadajirka ay fuliyeen ciidanka xooga dalka oo kaashanaya kuwa Africom.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya...