Amniga

(SAWIRO)Ciidamada DANAB oo gobolka Jubbada hoose ku dilay Horjogayaal katirsan Al-Shabaab kuwa kalana nolasha ku qabtay

Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabaab...

Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyey shir looga hadlayey amniga deegaanada maamulkaas

Muqdisho-17-7-2022:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee Dowladda Galmudug, kaas oo ka qabsoomay Aqalka madaxtooyada Galmudug. Shirkan...

Booliska Mudug oo Lacag Duldhigay Maxaabiis Baxsad ah.

Taliska Boosliska Gobolka Mudug ee Puntland Ayaa Shaaciyay Inay Xabsiga Galkacyo aay Ka Baxsadeen Tiro Maxaabiis ah Oo Xukuno Kala Duwan Ku Xukunaa... Qoraal Lagu...

(SAWIRO)Ciidanka NISA oo muqdisho ku qabtay waxyabaha qarxa iyo kooxihii watay

Muqdisho,12,7,2022:Ciidanka Gaarka ah ee Nabad Sugida ayaa howlgalo qorshaysan ka sameeyay daafaha magaalada iyo degmooyinka Hilwaa iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho. Howlgaladaan oo lagu baacsanayay...

Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Jiidda Dagaalka. +SAWIRO.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane  Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay munaasabada ciida awgeed Ciidamada darawiishta Jubaland ee ku sugan jiida...

Ugu Akhris Badan