Amniga

[DHAGEYSO] Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xadka itoobiya iyo Gobolka Galgaduud

MUQDISHO-23-7-2022-:Qarax nuuca miinada ah oo  dad badan oo isku qoys u badan  ay ku dhinteen ayaa  maanta ka dhacay xadka ay wadagaan Gobolka Galgaduud...

RW Xamse oo Laamaha Amniga Ku Amray inay Jawaab ka Bixiyaan Falalka Argagixisada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si deg deg ah...

Maxkamadda Ciidanka Oo Xukun Dil ah ku Riday Askari Dilay Qof Danyar Ah.

Maxamed Aadan Maxamed Cali “Gaduudow” ayaa loo soo xeray Dilka Allah Unaxariiste Marxuum Saciid Xasan Shiiqow 29-kii April Sanadkan. Galab, Bishii Ramadaan ee ina dhaaftay...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka sameeyay Shabellaha Hoose.

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka leego &yaaq bariweyne ee Gobolka Shabellaha Hoose Taliyaha ururka 64-Aad Ciidanka xoogga Dalka Cali Cabdullaahi...

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo gacanta ku dhigay Nin Maalmo ka hor Cabudwaaq ku dilay Taliye ku xigenkii Nabad Sugida Galmudug iyo Gabar...

Muqdisho-19-7-2022;Ciidamada Xoogga Dalka Somaaliya ,kuwa Nabad Sugida ,Booliska Cabudwaaq  oo gacan ka helaya  kuwa daraawishta Galmudug ayaa maanta Taliska Booliska Dagmada Caabudwaaq kusoo bandhigay...

Ugu Akhris Badan