Amniga

Wasiirka amniga Galmudug oo Cadaado Tababar ugu soo xiray 200 Boolis ah.

Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska ah oo muddo...

Shacabka Xudur oo Hubka U Qaatay Iska Xoreynta Alshabaab. (SAWIRO)

kacdoon ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab oo ka bilaabmey magaalada Xudur lagana doonaayo in bulshada ay iska dulqaadaan dhibaatooyinka Cadowga qeybna ka aba Baraarug...

Al-shabaab oo lagala Wareegay Deegaano ka Tirsan Hiiraan (SAWIRO).

Ciidamada dowlada Soomaaliya oo kaashanaya xoogaga dib u xuraynta deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa lawareegay deegaanada Tardo iyo Mabaax. ciidanka aya la wareegay deegaanadaan kadib...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaanno hoostaga Aadanyabaal.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa Maanta waxaa ay howlgallo ka sameyeen degaanka Qooxle oo u dhow Aadanyabaal ee gobolka Shabeellaha...

Daawo:-Madaxyada Alshabaab oo lagu kala Iibsaday Baladweyn

https://www.youtube.com/watch?v=v9J-VrPG3gI

Ugu Akhris Badan