Amniga

Khawaarijta oo Qarax la Beegsatay Gaari Arday Siday.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey Qarax Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran la beegsadeen gaari ay saarnaayeen Arday. Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Jubaland.

Ku-simaha Madaxweynaha JFS, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay Madaxweynaha...

DAAWO: Madaxweynaha Xasan “Dagaalka ay ku jirto Dowladda waxa uu u baahan yahay Awood”.

Madaxweyne Xasan Sheekh "Dagaalka ay ku jiraan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada, waxa uu u baahan yahay awood lagu...

Madaxweyne Xasan oo 2qodob oo Muhiim ah kala Hadlay Xoghayaha QM.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay...

Ciidamo Cusub Oo Gaaray degmada ceelberde gobolka bakool. (Sawiro).

Degmada Ceelberde Gobolka Bakool waxa ka socda diyaargarow cadowga argagaxisada alshabaab looga xureynayo deegaanada gobolka bakool oo 10 sano ka hor jid gooyo aay...

Ugu Akhris Badan