Amniga

Shacabka Kaaraan oo Qaaday Tilaabo Geesinimo Leh.

Shacaka ku dhaqan Degmadda Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dayay inay...

Howlgal amni xaqiijin ah oo ka Socda Galkacyo.

Si loola socdo dhaq dhaqaaqyada Gaadiidka ka dhax shaqeeya Gudaha magaalada Galkacyo iyo kuwa soo gala isla markaana ujeedka looga gol leeyahay uu yahay...

RW Xamse oo lagu soo Dhaweeyay Dhagaxbuur.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhagaxbuur ee dowlad...

Alshabaab oo Saaka Laga xoreeyaya Deegano Cusub.

Ciidanka xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegay saaka tuulooyinka Warkulan, Bakajeex, Gaaleef, Warciise, Qoordheere iyo Jilableey kuwaasi oo dhammaantood ku yaala inta u...

Soomaaliya oo ka qeybgashay shir weynaha  Booliska Adduunka.

Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi ka kooban...

Ugu Akhris Badan