Amniga

Horjoogeyaal lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan.

Hawlgal ay iska kaashadeen Hay'adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo Saaxiibada caalamka oo laga fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan ayaa lagu soo...

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa kulan la qaatay madaxda Hay’addaha Amniga Qaranka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo uu isugu yeeray madaxda hey’adaha mniga iyo...

Madaxweynaha JFS ayaa ayaa kulan la qaatay Amirka dalka Qatar.

Dooxa, 23 January 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Bin...

Howlgal lagu dilay Horjoogeyaal Khawaarij ah oo ka dhacay Jubbada hoose

Hawlgalka qorsheysan oo ay iskakaashadeen Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo saaxiibada Mareekanka oo ka dhacay gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dilay xubno ka tirsan...

Taliyaha Hoggaanka Baarista dambiyada Boliiska Soomaaliyeed oo booqday Safaaradda JFS ee dalka Kenya.

Waxaa Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Kenya soo booqday Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada Ee CID-da, Gaashaanle Dhexe. Muxudiin Axmed Cusmaan waxa uu kulan miro dhal ah...

Ugu Akhris Badan