Amniga

Guddiga Amniga Qaranka oo go’aanno ka soo saaray waddooyinka xiran ee caasimadda

Guddiga Amniga Qaranka oo kulan ku yeeshay caawa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray awaamiir ku aaddan amniga caasimadda iyo Dekedda Muqdisho. Madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Booliska Turkey

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday Taliska Ciidanka Booliska...

Wasiirka Amniga XFS oo Muqdisho ka furay shirka dardar gelinta Howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Muqdisho(SNTV);- Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka saddex billaha ee isku xirka howlaha Xafiisyada...

Falalka Argagixisadu ma hor istaagi doonaan dadaalka dowladda ee horumarinta dalka.

 Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaaraynaysaa weerarkii ay shalay soo qaadday kooxda argagixisada ee al-Shabab. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daahir...

Ciidammada amniga oo ka hortagay qaraxyo

Argagixisada Alshabaab ayaa isku dayay in ay xoog uga soo gudbaan baro koontorool oo ku yaalla agagaarka Ceelgaabta.Ciidammada amniga ayaa ka hor joogsaday taas...

Ugu Akhris Badan