Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ay ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo ka tirsan Jubbaland ay ku leeyihiin Baar-sanguuni oo ah duleedka magaalada...
Ciidammada Xoogga dalka ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan raggii Al-shabaab Qaraxyada ugu diyaarinayey gobolka Shabeellada Hoose kaddib weerar ay ku qaadeen...