Amniga

Wasiirka Amniga XFS oo booqday Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu ku leedahay Garoowe

Garowe(SNTV);- Wasiirka Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abukar Islow  ayaa booqday xarunta laanta 6-aad Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee ka howlgasha magaalada Garoowe. Wasiirka ayaa kormeer...

Ciidanka Booliska Soomaaliya oo qabtay Nin dil ka geeystay Magaaladda Laascaanood

Muqdisho (SNTV), Hoggaanka Baarista Dambiyada C.I.D  ee Ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa Magaaladda Muqdisho ku qabtay Gacan ku dhiigle dil ka geeystay Magaaladda Laascaanood ee...

Qarax goordhaweyd kadhacay Magaalada buuhoodle.

Hal qof ayaa kudhintay laba kalena  way kudhaawacmeen qarax goordhaweyt kadhacay magaalaa buuhoodle ee gobolka cayn. Sida dad goobjoogayaal ay warabaahinta qaranka usheegeen, Qaraxa  waxaa...

AMISOM oo ciidamo kala baxaysa Soomaaliya

Muqdisho Arbaca August 1da 2018 (SNTV):- 160 xubnood oo ka tirsan Booliska AMISOM ayaa la filayaa inay ka baxaan Soomaaliya Todobaadkan sii dhammaanaya,ka dib...

Talyaaniga oo ballanqaaday inuu dhisayo xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, Daawo “Sawirro”

01, Aug, 2018 Muqdisho (SNTV) Kulan ay maanta yeesheen Guddoomiyaha Maxakamadda sare ee dalka iyo Danjiraha Talyaaniga u fadhiya magaalo Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Kulanka dhexmaray...

Ugu Akhris Badan