Amniga

Ciidanka Amniga oo toogasho ku dilay kooxo Baabuurta dadka ka dhex disha

Ciidammada amniga oo magaalada Muqdisho ku toogtey kooxo hubeysan oo Baabuurta ka dhex dad aan waxba galabsan kaddib markii ay ciidanku kula kulmeen mid...

Duqa Muqdisho oo ciidamada amniga ku ammaanay kaalintooda shaqo

Muqdisho(SNTV):–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ku saabsan isku dhafka ciidammada ammaanka Caasimadda,...

Ciidamada Amniga oo soo qabtay Sarkaal ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab

Muqdisho (SNTV) Howlgal ay ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay ka sameyeen xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ku soo qabteen sarkaal...

Hub iyo Shaqsiyaad lala xiriirinayo Al-shabaab oo la soo bandhigay

Muqdisho (SNTV) Howlgalkaan ayaa lagu soo qabatay shan bambaano, labo bistoolad iyo dukumiinti  ay soo qoreen kooxda Al-shabaab iyo 6-ruux oo midi ay haween tahay,...

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo dhaweeyey mideynta howlgallada ammaanka Caasimadda

Muqdisho (SNTV)- Shirka todobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo bandhigay qorshe howleedka Gobolka ee uu kaga qeyb qaadanayo barnaamijka Is-xilqaan oo...

Ugu Akhris Badan