Amniga

Ciidanka Booliska oo sameeyey howlgal lagu soo qabtay kooxo Burcad ah

Muqdisho (SNTV) Howlgal ciidamada Booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen Isgoyska Buur Cali Janaale oo kala qeybiya degmooyinka Kaxda iyo Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa lagu...

Saraakiil ka tirsan XDS oo Maanta tababar loogu qaaday Turkiga

Muqdisho-(SNTV)- 49 Saraakiiil iyo Saraakiil Xigeen ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta loo qaaday Dalka Turkiga, si halkaas ay ugu soo qaataan tababar Sare...

Kusimaha madaxweynaha JFS oo waqtigiisa ku qaadanayo xarunta Jeneraal Kaahiye

Muqdisho (SNTV)- Kusimaha madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa  ku sugan xarunta Jeneraal Kaahiye...

Ciidanka Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Mubaarak

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ku dilay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab halka kuwa...

Talisyada ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Suudaan oo iska kaashanaya xoojinta wadashaqeyn ee labada dhinac

Muqdisho september 10 (SNTV);-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa  u ambabaxay magaaladda  Khartuum ee dalka Sudan,...

Ugu Akhris Badan