Amniga

Deegaano ka tirsan Shabeelooyinka oo lagala wareegay Al-shabaab

Hawlgal qorshaysan oo ay ciidanka Komandostu ka fuliyeen deegaano hoos taga degmooyinka Afgooye iyo Balcad ayay kula wareegeen deegaanada Basra iyo Baqdaadi. Hawlgalkaas ayaa lagu...

Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka oo imtixaan laga qaadayo

Muqdisho (SNTV)- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in la qaban doono imtixaan  guud oo laga qaadayo Saraakiisha Ciidanka...

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray Golaha Amniga Qaranka

Muqdisho, Sebteember 8, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkaas oo ka dhici...

Taliska Ciidanka XDS oo dedaal ugu jirta sidii ay xorriyaddooda ku heli lahaayeen Odayaal ay Af-duubteen Al-Shabaab

Muqdisho September 9 (SNTV):-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo wax-garadka kasoo jeeda Galmudug ayaa dadaallo xooggan ugu jira sidii ay xorriyaddooda u heli lahaayeen...

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay koox Qorsheeneysay falal Argagixisanimo

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay  koox Al-shabaab ah oo ku howlanaa dilal iyo weeraro qorshaysan...

Ugu Akhris Badan