Fardowso Xasan Nuur

1046 POSTS

Exclusive articles:

Golaha Wasiirrada oo bogaadiyey Ciidamada Puntland oo guulo ka gaaray dagaalka Khawaarijta 

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo ku saabsan...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulen la yeeshay ku-simaha Madaxa UN Women

Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Soomaaliyeed -SoDMA mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta dhexe ee Hay'adda SoDMA kula kulmay Pia Weurlander, Ku-simaha Madaxa xafiiska haweenka...

Shirweynaha 7-aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad

Shirweynaha 7-aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed ayaa maanta galay maalintii labaad, iyadoo sanadkan diiradda la saarayo mawduuca muhiimka ah ee la dagaallanka maalgelinta iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo casho sharafeed ku maamuusay wafdiga Azerbaijan

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Caasimadda Muqdisho wafdiga Azerbaijan ee booqashada ku...

Wasiirka Shaqada XFS oo daah furay shirka 4aad ee Kooxda farsamada ee Socdaalka Shaqaalaha

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray shirka 4-aad ee Kooxda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...