Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Ciidanka Booliska oo soo xiray 9 eedaysane oo ka tirsanaa Ciidmada Qaranka sida

Howlgal ay fuliyeen Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo kaashanaya Hey’adaha ammaanka Caasimadda, ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9 Askari oo ka kala tirsan Ciidamada...

Madaxweynaha dalka oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan kula qaatay dalka Japan Madaxda hay’adda (JICA )

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa dalka Japan kula kulmay madax sare oo ka tirsan hay’adda Iskaashiga...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay xubno ka tirsan BFS oo sheegay in lagu dhibaateeyay Nairobi

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, waxa ay ka xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay soo wajahday xaalad ay sheegeen...

Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo Masaajid Cali Gadud kula hadleyn dadka degaanka ah

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan, ayaa kulan dhiirragalin ah la qaatay shacabka ku dhaqan deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo laba...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...