Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa Turkiga 

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay Wasiirka Warshadaha Difaaca ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane...

Taliyaha Ciidanka Badda CXDS oo Istanbul kula kulmay Madaxa Shirkadda Difaaca Aselsan

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee CXDS Jeneraal Cabduwahab Cabdullahi Cumar, oo ka qeybgalay bandhigga caalamiga ah ee Hubka iyo Tignoolajiyada Milatariga ee...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho mar kale kulan wadatashi ah kula yeeshay siyaasiyiinta mucaaradka ah, iyagoo ka wadahadley geeddi socodka mustaqbalka...

Ciidanka XDS oo fashiliyey weerar ay Khawaarijta kusoo qaadeen Sabiib iyo Canoole

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada Difaaca Dadka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM, ayaa saaka aroortii abbaaraha 6:20 subaxnimo si geesinimo leh...

Wasaaradda Amniga Gudaha XFS oo cambaareysay dagaalka uu sii waddo eedeeysane Axmed Madoobe

Wasaaradda Amniga Guduha ee Dawladda Federaalka ah waxeey markale cambaaraynaysaa daadinta Dhiigga Dadka Soomaaliyeed ee uu sii wado Eedaysane Axmed. Eedaysanuhu wuxuu markale colaad ka...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...