SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa ee ku sugan Garoowe oo la kulmay Gudoonka Baarlamaanka Puntland

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa maanta la...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS oo kulan wadatashi ah ku qabatay Puntland

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi oo ka dhacay Xarunta Cilmibaarista ee Nabadda iyo Horumarinta Puntland u qabatay qaybaha kala...

50 dhallinyaro ah oo Al-Shabaab ka soo goosatay

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in 50 dhalinyaro ka tirsanaa Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen, iyagoo ka faa’ideysanaya cafiskii uu...

Madaxweyne Faladamiir Putin oo sheegay in khilaafka dalalka Khaliijka uu caqabad ku yahay la dagaalanka argagixisada

Hadalkaan ayuu sheegay kadib markii Wadahadallo uu qadka Taleefanka kula yeeshay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi-casiis Bayaanka kasoo baxay Aqalka Karmaliinka ayaa lagu sheegay in...

Dab qabsaday dhisme  ku yaalla London

Dab xoogan ayaa qabsaday dhisme 27 dabaq ka kooban oo ku taala galbeedka magaalada London ee dalka UK saaka aroortii hore xilliga dalkaas. Muuqaalo argagax...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...