SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Culimada Soomaaliyeed oo Cambaareysay Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma

Muqdisho (SONNA) Kulankan oo Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay  ku Cambaareeyeen falalka xasuuqa ah ee lagu hayo...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo Booqday Mashruuca waraabka beeraha G/gedo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqday Mashruuca waraabka Beeraha ee Gobolka Gedo oo heer gabo gabo ah maraya. Dowlad goboleedka...

Qoysas raashin loogu qeybiyay degmada Doolow

Ku dhawaad 800 Qoys oo dan yar  Isla markana ku nool xeroyinka barakacayasha Degmada Doolow ee Gobalka Gedo ayaa ka faa’iidaystay Deeqdan rashinka oo...

Ciidamo loo tababaray habka looga hortago askareenta carruurta xilliyada dagaalka

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa tababbar u soo gabo gabeeyay 60 askari oo ka tirsan ciidamada amniga dalka, kuwaasi oo la barayay hanaanka...

Qoysas raashin loogu qeybiyay degmada Doolow

Muqdisho (SONNA) Ku dhawaad 800 Qoys oo dan yar Islamarkana ku nool xerooyinka barakacayasha Degmada Doolow ee Gobalka Gedo ayaa ka faa’iidaystay Deeqdan raashinka oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...