SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qaxooti Soomaaliyeed oo lagu xiray Yemen

Hatramuut(SONNA)--Qaxooti Soomaali ah ayaa lagu xir-xiray Koonfuta Gobolka Hadhramaut ee dalka Yemen sida ay sheegeen mamulka gobalkaasi. Booliska Gobolka Hadhramaut ayaa xaqiijiyay ina ay qabteen...

Soomaaliya oo laga xusayo Maalinta Nabadda Adduunka

Muqdisho(SONNA)—Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta ka hadlay maalinta nabadda adduunka oo maanta oo kale laga xuso caalamka, taasoo ku beegan 21-ka...

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Mowqifka Soomaaliya ee Arrimaha Khaliijka, Arrimaha Amniga, Miisaaniyada 2018 iyo arrimo kale

Muqdisho, 21 September 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada...

Lacag dhan 1 milyen oo Dollar oo loogu deeqey Abaaraha Soomaaliya

Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ee Dalka Mareykanka ayaa looga hadlaya dhibaatooyinka ka dhashey abaarihii ku dhufay Soomaaliya,iyadoo looga faa’idaysanayay hogaamiyaasha...

Lacag dhan 1 milyen oo Dollar oo loogu deeqey Abaaraha Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ee Dalka Mareykanka ayaa looga hadlaya dhibaatooyinka ka dhashey abaarihii ku dhufay Soomaaliya,iyadoo looga faa’idaysanayay hogaamiyaasha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...