Madaxweynaha Kenya oo Lagu Soo Dhaweeyay Muqdisho +Sawirro

Date:

Madaxweynaha Wadanka Kenya Uhuru Kenyatta Waxaa uu kamid ah hogaamiyeyaal heer caalami ah oo ka qeybgalaya xafladda caleemo saarka madaxweynaha JFS Mudane ย Xasan Sheekh Maxamuud.

Raโ€™iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweyne Kenyatta ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

 

Madaxweyne Kenyatta ayaa kamid ah madaxweyniyaal iyo Raโ€™isul wasariyaal ka qeybgalaya munaasabadda caleemo saarka madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ka socota xarunta ciidanka cirka Soomaaliya ee Afisyone.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...