Madaxweynaha Jabuuti, Raโ€™isul wasaariyaasha Masar iyo Ethiopia oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Date:

Raโ€™iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo caleemosaarka madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

Sidoo kale, waxaa soo gaaray magaalada Muqdisho, Raโ€™isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed Cali oo ka qeybgalaya xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee Soomaaliya.

Raโ€™isul wasaaraha dalka Masar Mustafa madbuuli iyo wefdi uu hor kacayo ayaa kamid ah masโ€™uuliyiinta heerka sare ee ka qeybgalaysa xafladda, raโ€™iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaana garoonka ku qaabiley wufuudaas kala duwan.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA JABUUTIย  ISMAACIIL CUMAR GEELE OO SOO GAARAY MAGAALADA MUQDISHO, WAXAA SOO DHAWEEYAY RAโ€™ISUL WASAARE MAXAMED XUSEEN ROOBLE

RAโ€™ISUL WASAARE ROOBLE OO GAROONKA DIYAARADAHA KU SOO DHAWEEYAY DHIGIISA DALKA MASAR MUSTAFA MADBUULI MAANTA OO KHAMIIS AH, WAXAA UU KA QEYBGALAYAA CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA 10 AAD EE SOOMAALIYA

ย 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...