Home Blog Page 954

Muuqaal:- Sidee Loo Tabey Dadkii Lagu Dilay Qaraxii Argagaxisada Al-Shabaab ee Ex-Control Afgoye

0

Saameynta Uu Qaraxu Kaga Tagay Qoysaskii Ay Ka Geeriyoodeen dadkii aanan waxba galabsan ee 28-kii December 2019 Argagaxisada Al-Shabaab Ay Ku dileen Ex-Koontarool Afgooye,

Haween raggoodii ku dhinteen Qaraxii Ex control afgooye.

Hoos ugu dhufo Link-gan:-

https://www.youtube.com/watch?v=g7ptM8HkCo0

Muuqaal:- Waa Sidee Nolosha Qoysaskii Ay Ka Baxeen Dadkii Lagu Dilay Qaraxii Ex-Koontarool

0

Waxaan idiin soo gudbinaynaa Nolosha Qaar kamid ah muwaadiniintii Soomaaliyeed oo lagu dilay weerarkii 28-kii Bishan December 2019-kii kuwaasoo Kooxda Nabad diidka Argagaxisada Al-Shabaab ay ku dileen Qaraxii Ex-Koontrol Afgooye ee Dulleedka Magaalada Muqdisho.

Cabdiraxiim Axmed Yalaxoow Waxa uu kunoolaa degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir, AUN Marxuumku waxa uu Kamid ahaa Arday Soomaaliyeed oo ay Noloshiisa Iftiimaysay, Marxuumka waxaa uu ahaa qof howlkar ah isagoo gelinka hore wax ka baranayay dugsiga dhexe ee Haaruun Al-Rashiid ee magaalada Muqdisho, halka uu gelinka dambe ku shaqeyn jiray Gaari BL- ah si uu u maareeyo nolosha qoyskiisa

Hoos ugu dhufo Link-gan:-  https://www.youtube.com/watch?v=OWJhC44ZcJg

 

Ciraaq Oo Cambaareysay Duqeyn Ay Ciidamada Cirka Mareykanka Ay Ku Qaadeen Gudaha Ciraaq

0

Dadka Ciraaqiyiinta ayaa ku dul socday Calanka Mareykanka xilli ay dibadbax ka sameeynayeen meel udhow xarumaha Kooxda Mintidiinta Kataib ee Xisbolah ay ku leedahay Qaym oo kutaala magaalada ay barakeystaan ee Najaf, 30-kii bishii Dec 2019.

R/Wasaaraha Ciraaq Cadil Cabdal Mahdi ayaa cambareeyy duqeymaha cirka ee Mareykanku ku qaadeen saldhigyo ay leeyihiin maleeshiyada Ciraaq oo ay taageerto Iiraan, isagoo ku tilmaamay talaabadaasi ay ka dhalin karto gudaha Ciraaq dagaalo dhexmara taageerayaasha ukala safan Mareykanka iyo Iran.

Dowladda Angola Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Hantida Gabar Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Angola.

0

Isabel dos Santos, oo ah Gabadha uu dhalay madaxweynihii ee Angola Jose Eduado dos Santos ayaa lagu eedeeyay falal la xiriira wax is daba marin iyo masuq-maasuq.

Isabel dos Santos ayaa madax ka ah hay’adda Sonangol oo ka shaqeysa Tamarta dowladda,

Maxkamad kutaala dalka Angola ayaa amartay in la joojiyo hantida ay leedahay Isabel oo uu dhalay Madaxweynihii hore ee Angola

Wakaaladda Wararka Angola ee Angop ayaa ku warantay salaasada maanta in kiis dacwadeedkani uu yahay kii ugu weynaa ee lagu helo dad qof magac sare ku dhex leh dowladda Angola islamarkaana lagu eedeeyo dacwado ka dhan ah masuq-maasuqa.

 

Madaxweynihii Hore Ee Dowladda KMG, C/Qaasim Salaad Oo Ka Tacsiyeeyay Qaraxii Ex-Kontarool

0

Mudane, Madaxwaynahii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdi-Qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay kana tiiraanyeysan yahay khasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 28-kii bishaan December ka dhacay isgoyska Ex-Koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Mudane C/Qaasim wuxuu xusay in musiibooyinka iyo qaraxyada dalka ka dhacaaya yihiin kuwo horay u soo jiray,isla markaana ay yihiin kuwo dadka Soomaaliyeed ay gacmahooda ku kasbadeen.

Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay inay gacmaha is qabsadaan si looga baxo dhibaatada dhinac walba ka haysata dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Qaraxii dhowaan ka dhacay isgoyska Ex-koontorool Afgooye ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen in ka badan 80 qof iyadoo ay in ka badan ay ku dhaawacmeen, waxaana mas’uuliyadda qaraxaas sheegatay kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Maxaa Laga Fahmi Karaa Sheegashada Al-shabaab Ee Xasuuqii Muqdisho.?

0

Maalmo ay maleeshiyada Alshabaab la aamusnaayeen sheegashada Qaraxii ay ku xasuuqeen ku dhawaad 100 qof oo rayid ah waxay qirteen inay masuul ka ahaayeen weerarka.

Cod laga soo duubay Afhayeenka Argagixisada Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage “Cali Dheere” oo la baahiyay ayaa waxaa ka muuqatay sida Argagixisadu ay ugu faraxsantahay daadinta dhiiga Dadka Soomaaliyeed.

Hadaba maxay yihiin Arrimaha ugu waawayn ee laga fahmi karo sheegada Alshabaab.?

-Waxeey qirteen xasuuqa dad biramagayda ah oo u badnaa danyar,

Iyadoo la ogyahay in maleeshiyadaan ay ka  dhuuman jirtay sheegashada xasuuqyadaan oo kale marka ay geystaan sida xasuuq 14 October laakiin maanta waxay marayaan heer ay ku faanaan leenta shacabka.

– Waxay muujiyeen sida ay u banaysteen dhiiga shacabka Soomaaliyeed, waxayna been ka sheegeen ayaadaha Qur’aanka iyo Axaasiis ay si khalad ah ugu qiilsadeen gefkooda.

– waxeey muujiyeen in ay Turkida kula dagalaansanyihiin adeegyada horumarineed ee ku taageerayaan dadka Soomaaliyeed.

Hadaba Maxaa la gudboon shacabka Soomaaliyeed.?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho  ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahanyahay inay dhexdooda is cafiyaan, sidoo kalana cadowgooda ay hal meel uga soo wada jeestaan.

Sheekh Cali Maxamuud “Sheekh Cali Wajiis” ayaa sheegay in Argagixisada Al-Shabaab haatan ay meeshii ugu danbaysay marayso taas oo keenaysa in shacabka Soomaaliyeed ay ku dhiiradaan inay halmeel ugu soo wada jeestaan dhagartooda.

Sheekha ayaa sheegay in dhaqanka bahalnimada ah ee Al-Shabaab aanan indhaha laga qabsan Karin, haatan wixii ka danbeeyana loo baahanyahay in dowladda iyo Shacabka  ay ka wada shaqeeyaan ka hortaga maleeshiyadaan Diinta ku soo duushay.

“Waxaa ayaan daro ah in maleeshiyadaan ay ku dhiiranayaan inay ku faanaan xasuuqa ku dhowaad 100 Qof oo shacab ah, iyagoo waliba anaan sheegayn inay wax gacan ah siinayaan dadka dhaawacyada ah.” Sidaasi waxaa yiri Aqoonyahan Cabdicasiis Axmed.

Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Maanta La Filayo In Ay Ansixiyaan Miisaaniyadda 2020

0

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah la filayaa inay wadajir u ansixiyaan Miisaaniyadda Sanadka 2020, kaasi oo maalmihii la soo dhaafay ay ka doodayeen.

Ansixinta miisaaniyaddan ayaa ku soo beegmaysa maanta oo ah maalintii ugu danbaysay sanadka 2019, si sanadka  2020 oo berri ka bilaabanaya loogu shaqeeyo miisaaniyadda cusub.

Xildhibaannada labada ayaa maalmihii la soo dhaafay su’aalo ka weydiinayay miisaaniyadda Wasiirka Maaliyadda, waxaana su’aalaha ay u badnaayeen sida loo isticmaalayo iyo qarashaadka loo qoondeeyay hay’adaha dowladda, iyadoo ay xusid mudan tahay in mushaarka ciidamada la kordhiyay, lana gaarsiiyay illaa $200 bil walba.

Ansixinta Miisaaniyadda ayaa noqon doonta tii u horeysay oo ay wadajir u ansixiyaan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo horay ay Miisaaniyadda u ansixin jireen Golaha Shacabka oo kaliya

Miisaaniyadda sanakda 2020 ayaa gaaraysa $459.5 Milyan, waxayna ka kooban tahay dakhliga gudaha iyo deeqaha dibadda ka imaanaya ee lagu kabayo Miisaaniyadda dowladda Federaalka.

Gudiga gurmaadka qaran oo bilaabay wajigii labad ee dardargalinta hawlaha loogu gurmanayo dadka qaraxii Ex kaantarool

0

Gudiga gurmadka Qaran ee  qaraxii Ex-koontarool ayaa waxay iska xog wareesteen xaalka iyo sidii loo dardargalin lahaa hawlaha gurmad ee dadka  dhibaatadu kasoo gartay qaraxaasi.

Shirka guddiga  heerka wasiir  ayaa sidoo kale looga hadalay sidii looga war hayn lahaa  dadka qabaa dhawacayda ee ku sugan , Isbitaalada magaalada Muqdisho waxaana gudigu islaa soo qadeen in laga cawiyo ,dadka qarshaadka  Isbitaaladda dalka.

Sidoo kale gudiga ayaa uu kurgalayaa xaalada dadkii qabay dhawacayda ee la garsiiyay  dalka annu walaalaha nahay ee Turkiga sii looga war ahayo xaaladaaha Caafiimaad ee dhibanaasha  qaba dhawacayda halista ee lagu dabiibayo isbitaalada dalka Turkiga.

Wajigaa labaad ee gurmadka dadka qabaa dhawacayda eek u harsaan isbitaaladda ee an dalka waxbaa looga qaban kariinin loo qadiidoono dalka Qadar sii loogu soo dabiibo.

 

 

 

 

 

 

Mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalka Turkiga oo geeriyooday

0

Ankara-(SNTV)-Wararka ka imaanaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii shalay laga qaaday magaalada Muqdisho oo aheyd dumar ay geeriyootay, Aamina Cusmaan Kheyre oo dhaawaceeda ahaa mid culus ayaa la sheegay inay geeriyootay intii loo sii waday Isbitaalka.

Illaa afar Isbitaal oo ku yaalla magaalada Ankara ayaa loo kala gudbiyay dhaawacyada, waxaana Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Turkiga ka qeyb qaadanayaan sidii ehelada la socda dhaawacyada ay uga caawin lahaayeen dhanka turjumaada.

Dowladda Turkiga ayaa dadaal xooggan ku bixineysa gurmadka dhaawacyada iyo sidii xaaladooda loola tacaali lahaa, waxaana shalay u soo dirtay Muqdisho diyaarad qaas ah oo loogu tala galay in xaalada dhaawacyada lagula tacaalo.

Sole Women Trying to find Men — A Few Suggestions for Single Women Looking For Males

0

Are you solo women looking for men? It is extremely easy to fall into a mistake of frustration, and the is actually even worse when you’re desperate for a relationship having a man, and next he notifys you that he’s married and that you aren’t his type. Truth be told that solitary women looking for men do not have to go through this kind of, but they have to know what they can do about it if they’re met with a man who is betrothed. Here’s what you can do if you’re met with a hitched man.

The initial factor you need to know that the husband very likely doesn’t know you’re married. Until you tell him, or perhaps other way, he has been never going to understand you’re married. That is definitely because it isn’t actually a technique.

Whether or not https://bring-app.it/2019/10/16/the-latest-on-critical-details-of-best-mail-order-brides-websites/ he has to understand, you need to notify him initial. Don’t just simply try to sneak in to his office and tell him what if you’re doing. That won’t work. Tell him, and he could be more than happy to tell his wife.

You can also work with your husband to determine what if you’re married up to. Ask him if he’s met anyone out of work you are aware, or in cases where there’s someone who you know at the health club. If you can’t get anyone, you can always imagine there are plenty of single women looking for men.

At the same time, you can also apply your husband to work at work. That’s a good idea, because it will let you avoid all of the unwanted focus that comes with going out the only person. You can act on work without worrying regarding being by themselves at all.

It’s also a great idea to go to the health club with your spouse, too. Should you, he’ll end up being there with you may avoid the interest. Also you can use this time for you to talk about your concerns and find out what their husband’s seriously thinking.

The last thing that can be done if you’re wedded to a hitched man is always to talk to him about your career. You will find a good option that you’ve talked to him with regards to your career eventually, but you probably haven’t told him. If you do, now, you can clear a new marriage with him.

Should you be solitary women trying to find men, you can’t anticipate your man to know that you’re most likely married. Time spent with regards to him to find out, but you can. display him. that you do, and he’ll end up being very happy to give you that attention you need.

One of the most important things that you can do to help the married man feel cheerful and satisfied with his life is to make sure that your marriage is mostly a loving relationship. When you are married into a man, you might not need the ability to perform lot of elements for yourself. however you can make stuff better for each additional by spending quality date latin women time mutually.

A terrific way to help the husband truly feel happier and fulfilled through venturing out together about dates. If you do, he could feel closer to you and he’ll be content to speak about his existence with you. He could enjoy spending more hours with you and he’ll love the time that you spend alongside one another. as, well.

A great way to do this is to go on dates with someone new. Also you can do it having a guy that you just already know. In cases where he’s married to another woman, nonetheless he provides a girlfriend, he won’t be for the reason that comfortable chatting about her. With him, nevertheless, he’ll be comfy.

You may also take your time. Should you be trying to find a person, you might want to spend some time finding a date. If you choose, you might not have a great deal of alternatives and you can do the job to get him to commit. if you find him.

Great idea meant for single women looking for men is to take a vacation with each other. When you’re going, you might alone and enjoy a great time. you might not own a whole lot of other options. so you might for the reason that well enjoy the trip together.