Home Blog Page 156

Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta

0

Waxaa jira digniino ku aadan halista kooxda Khawaarijta ah ay mar walba la maagan yihiin shacbiga Soomaaliyeed, waxaana loo baahan yahay in laga digtoonaado, gaar ahaan lacagaha ay Baadda kaga aruuradaan Dadka kaalmada u baahan, iyadoo ay inta badan ay ku badan yihiin Dhulka Miyiga ah iyo kuwa Beeraleyda ah oo ay si khasab ah Lacago uga qaata.

Dhawaan waxaa Kulanka isugu yimid ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž k๐š h๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐‹๐š๐œ๐š๐  d๐ก๐š๐ช๐ข๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ l๐š d๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š oo uu shir-guddoominayay Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa waxaa looga dooday sidii loo dar-dar galin lahaa qorshe yaasha ka dhanka ah dhaqaale uruuriska kooxda argagixisada khawaarijta ah ee inta badan dhibaatooyin ku haya bulshada Soomaaliyeed, waxaa ka mid ahaa xubnaha Guddiga ee kala ah:- Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Cadaaladda, Wasaaradda Amniga, Wasaaradda Ganacsiga, Wasaaradda Isgaarsiinta, Hayโ€™adda Sirdoonka Qaranka ee NISA, Heyโ€™adda Warbixinada Maaliyadda iyo Hayโ€™adda isgaarsiinta Qaranka ayaa ugu dambeyntii laga soo saaray War-murtiyeedk hoos ku xusan.

๐‡๐Ž๐‘๐Œ๐”๐Œ๐€๐‘๐Š๐€ ๐‹๐€๐†๐€ ๐†๐€๐€๐‘๐€๐˜ ๐ƒ๐„๐†๐€๐€๐‹๐€๐ƒ๐€ ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐๐Š๐€ ๐€๐‡ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐Š๐Ž๐Ž๐—๐€๐‡๐€ ๐Š๐‡๐€๐–๐€๐€๐‘๐ˆ๐‰๐“๐€ AH

War-saxaafadeedka kulankaasi kadib la soo saary ayaawaxaa lagu yiri:- โ€œDowladda Federaalka Soomaaliya, waxa ay xoojisay dadaallada lagu burburinayo dhaqaalaha & maaliyadda kooxaha argagixisada ay u adeegsadaan maalgelinta hawlgalladooda guracan. Dowladdu waxay dejisay qorshe gaar ah oo lagu cuuryaaminayo dhaqaalaha argagixisada, si loo xaqiijiyo amniga, loogana hortago khataraha argagixisada. Qorshaha cuuryaaminta maaliyadda argagixisadu, waa xeelado iyo tallaabooyin kala duwan oo loogu talagalay in lagu aqoonsado, la baaro, la xannibo, cadaaladana la horgeeyo. dhaq-dhaqaayada maaliyadeed ee sharci darrada ahโ€.

Qorshahan wuxuu dowladda ka caawiyay la-dagaalanka maalgelinta argagixisada & wuxuuna xoojiyey hufnaanta guud ee nidaamka maaliyeed dalka, isla markaana horseeday kobaca dhaqaalaha & xasiloonida dalka.

Inta u dhaxeysay 1da Janaayo ilaa 30ka June 2025-ka, dowladda ayaa qaaday tallaabooyin muhiim ah oo loo qorsheeyey in lagu bartilmaameedsado dhaqaalaha kooxaha khawaarijta, waxaana la gaaray guulaha hoose:

โ€ข๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐ค๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐Ÿ“๐Ÿ•๐Ÿ“ ๐ญ๐ž๐ฅ๐ž๐Ÿ๐จ๐ง ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐ฎ ๐ฎ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ฃ๐ข๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐œ๐š๐›๐ฌ๐ข-๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š, ๐ก๐š๐ง๐ฃ๐š๐›๐š๐š๐๐๐š, ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š & ๐ค๐ž๐ฒ๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐š๐๐๐š ๐š๐ก.

โ€ข๐Ÿ๐Ÿ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐ ๐›๐š๐ง๐ ๐ข (๐๐š๐ง๐ค ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฌ) ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ

โ€ข๐ˆ๐ง ๐ค๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐Ÿ–๐Ÿ– ๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐ ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข (๐Œ๐ž๐ซ๐œ๐ก๐š๐ง๐ญ๐ฌ) ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š ๐›๐š๐š๐๐š ๐š๐ก & ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ช๐ข๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ.

โ€ข๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐œ๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ฅ๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง๐š๐š ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐š๐ก๐š ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ง๐š๐š ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐š๐๐๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ช๐š๐š๐๐จ ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š

โ€ข๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐›๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐๐ฌ๐š๐๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐ง๐š ๐ค๐ก๐š๐š๐ซ๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š, ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š๐š๐ฌi ๐จ๐จ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐ฌ๐š๐š๐ง๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, i๐ฒ๐š๐๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฐ๐ข๐ข๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐›๐š๐ค๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐š๐ก๐š ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š

โ€ข๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐›๐ฎ๐ซ๐›๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐›๐š๐ซ๐จ ๐ค๐š๐ง๐ญ๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฅ๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐š๐ก๐š ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š ๐ฎ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐šd๐๐š ๐š๐ก & ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐ค๐ฎ ๐ค๐ž๐ฒ๐๐ข๐ฒ๐จ.

โ€œDowladdu waxay ku guuleysatay dadaalladan iyada oo kaashanayso shacabka & shirkadaha ganacsiga ee gaarka loo leeyahay. waxaana wacyigelin ballaaran loo sameeyey bulshada si ay uga digtoonaadaan khataraha maalgelinta khawaarijta, isla markaana uga qayb qaataan la dagaalanka maalgeinta khawaarijta iyo sidoo kale, dadaalladan ayaa ka hirgalay xeerarka kala duwan ee dowladda. Ujeeddadu waa in la dhiso iskaashi qaran oo mideysan, lagana hortago khataraha khawaarijta xeer kastaโ€ ayaa lagu yiri qoraalka.

Dowladda Federaalka, ayaa xustay in iyadoo ka duulayso waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran dhowrista sharciga, iyo ilaalinta shacabka Soomaaliyeed, ayaa sheegtay inay ka goโ€™an tahay fulinta qorshayaasha qaran ee ka-hortaga lacag dhaqida iyo la-dagaalanka maalgelinta argagixisada.

Ugu dambeyn, dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag uga digaysaa in bulshada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ay ku lug yeeshaan falalka la xiriira baadda ay argagixisada shacabka ka qaado, sida bixinta, uruurinta, fududeynta lacagaha ama agab loo isticmaali karo hawlaha argagixisada. Qof kasta oo lagu helo maalgelin argagixiso, waxaa laga qaadi doonaa taabooyin adag oo sharciga waafaqsan.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga XFS Maxamuud Abuukaate oo kulankaasi ka hadlay ayaa yiri:- โ€œWaxaan ganacsatada uga digeynaa inay lacago baad ah siiyaan khawaarijta.โ€

Haddaba qoraal ay soo saartay Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), kaasi oo daba socd qoraalka ay soo saareen Guddigaasi ayaa lagu sheegay in ay dabagal iyo baaris ku haysaa hantida iyo dhaq-dhaqaaqyada maaliyadeed ee Argagixisada, waxa ayna si gaar ah isha ugu haysaa uruurinta Baadda ay Khawaarijtu ugu yeerto Zakawaadka. Sidaas darteed ayuu lagu yiri qoraalka , โ€œganacsatada iyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed, waxaa looga digayaa in ay qayb ka noqdaan ama ay ku lug yeeshaan arrinkaaslโ€.

Qoraalka ayaa waxaa lagu yiri:- โ€œQof kasta oo bixiya Baadda ay Khawaarijtu ugu yeerto Zakawaadka, waxa uu ku dhacayaa dembiyada maalgelinta Argagixisada ee ku xusan shuruucda dalka, iyo xeerarka caalamiga ah ee khuseeya ka-hortagga iyo la-dagaalanka maalgelinta Argagixisada. Haddaba, ciddii lagu helo bixinta Baadda Argagixisada, waxaa laga qaadayaa tallaabo deg-deg ah oo waafaqsan shuruucda dalka iyo goโ€™aannada maamul ee khuseeya. Ganacsade/muwaadin, waxaa lagu xasuusinayaa in Hayโ€™adaha amniga ee ay khusayso aad la soo wadaagto wax kasta oo la xiriira Baadda ay Khawaarijtu qaaddo iyo culays kasta ee aad Argagixisada kala kulantid.

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay adkeynta dhaqanka

0

Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle iyo xubno ka tirsan Dublamaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka qaybgalay xaflad aad u qiimo badan oo lagu xusayay Xarunta Cilmi Baarista iyo wax-akhriska ee Awjaamac Cumar Ciise. Xarunta oo jirsatay mudo Labo iyo toban sano ah ayaa ah mid ka turjumeysa hidaha iyo aqoonta iyo midnimada umadda Soomaaliyeed.

Xaruntani ayaa ah buundo isku xirta jiilasha soo koraya iyo odoyaasha dhaqanka, dhallinyaraduna codkooda ku dhiibtaan, Soomaalinimadana lagu xuso, lagu ilaaliyo, laguna gudbiyo dhanka iyo taariikhda Soomaaliya iyada oo la isticmaalayo aaladaha sida; Sheekooyin, gabayo, doodo, farshaxan iyo bandhigyo. xarunta ayaa u taagan tahay ilaalinta hidahayada iyo dhaqankeena hodanka ah.

Xafladdii xalay ayaa aqoonsi gaar ah lagu siiyay mutadawiciinta ka shaqeeya Xarunta taabagaliyayna barnaamijyada xarunta soo gudbiso.

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ka hadlay xafladda ayaa yiri, โ€œWaxaa aad ii qiiro galiyay sheekooyinka iyo aragtida caawa lagu soo bandhigay xafladaan, taas oo nawada xasuusisay in dhaqankeena nool yahayโ€

Danjire Jabriil iyo Marwa Fardowso Jaamac Yuusuf ayaa gudoonsiiyay shahaado Sharaf dadkii kaalinta ka geeystay guulaha ay xarunta gaartay..

 

 

 

Hayโ€™adda NISA oo baaris ku haysa hantida iyo dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee argagixisada

0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka (NISA), waxa ay dabagal iyo baaris ku haysaa hantida iyo dhaq-dhaqaaqyada maaliyadeed ee Argagixisada, waxa ayna si gaar ah isha ugu haysaa uruurinta Baadda ay Khawaarijtu ugu yeerto Zakawaadka. Sidaas darteed, ganacsatada iyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed, waxaa looga digayaa in ay qayb ka noqdaan ama ay ku lug yeeshaan arrinkaas.

Qof kasta oo bixiya Baadda ay Khawaarijtu ugu yeerto Zakawaadka, waxa uu ku dhacayaa dembiyada maalgelinta Argagixisada ee ku xusan shuruucda dalka, iyo xeerarka caalamiga ah ee khuseeya ka-hortagga iyo la-dagaalanka maalgelinta Argagixisada. Haddaba, ciddii lagu helo bixinta Baadda Argagixisada, waxaa laga qaadayaa tallaabo deg-deg ah oo waafaqsan shuruucda dalka iyo goโ€™aannada maamul ee khuseeya.

Ganacsade/muwaadin, waxaa lagu xasuusinayaa in Hayโ€™adaha amniga ee ay khusayso aad la soo wadaagto wax kasta oo la xiriira Baadda ay Khawaarijtu qaaddo iyo culays kasta ee aad Argagixisada kala kulantid.

 

Wasiirka Gaashaanshiga Jasiiradda Komoros oo si hab-maamuus leh looga sagootiyay Muqdisho

0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu wehlinayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta si hab maamuus sare leh ugu sagootiyay Wasiirka Gaashaandhigga ee Jasiiradda Komoros, Mudane Yousoufa Mohamed Ali, Taliyaha Ciidanka Difaaca Rwanda, General Mubarakh Muganga iyo wakiillo kala duwan oo ka socday dalalka xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF), kuwaas oo ka qeybgalay Kalfadhiga 34-aad ee Hayโ€™adaha Siyaasadda ee EASF, oo muddo shan maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa si gaar ah ugu mahadceliyay dhammaan wufuudda iyo ka-qaybgalayaasha shirka, kuwaas oo door muuqda ka qaatay wada-hadalladii muhiimka ahaa ee looga gol lahaa xoojinta iskaashiga Ciidanka Heeganka, adkeynta amniga gobolka, iyo kobcinta wadajirka siyaasadeed iyo ciidan ee dalalka ku midoobay EASF.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa yiri โ€œ Waxaan rajeyneynaa inaan sii wadno iskaashiga iyo horumarka aan wadaagno ee amniga si loo xaqiijiyo xasiloonida iyo barwaaqada goobolka Bariga Afrikaโ€.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo 300 ka tirsan shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar u wareejiyay Waaxda Nadaafada

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa 300 oo ka tirsan shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar u wareejiyay Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Dowladda Hoose ee Xamar si loo dardargeliyo Nadaafada iyo Bilicda Caasimadda.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka uu muddooyinkaanba ku howlanaa; dib u qaabeynta iyo howlgelinta shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar, dib-u-habeynta nidaamka maaliyadda iyo sameynta xeer nidaamiye qaabeynaya shaqada shaqaalaha, si qof weliba uu u heli xuquuqdiisa aasaasiga ah, isla markaana bulshada caasimadda ay u helaan adeegyada ay ugu baahan yihiin dowladda hoose ee xamar.

โ€œBulshada canshuur bixiyeyaasha ah waa in ay helaan adeegyada kala duwan ee aasaasiga ah sida; in ay helaan dugsiyo waxbarasho oo lacag laโ€™aan ah, adeeg caafimaad, jidad hagaagsan oo nadaafad iyo bilic lehโ€ ayuu yiri Guddoomiye Muungaab oo xusay in canshuurta laga qaado muwaadinka uu noqon doonno mid dib loogu celiyo.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa sheegay in waaxda nadaafada aysan noqon doonin mid ku shaqeysa oo kaliya iskoobe, balse dhawaan ay heli doonaan gawaari waa weyn oo casri ah, xarumo iyo xafiisyo ay ku shaqeeyaan.

Wasiirka Beeraha oo daah furay tababar 30-dhallinyaro ah lagu barayo cilad bixinta iyo ku shaqeenta cagafta

0

Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Mohamed Abdi Hayir ayaa daah furay barnaamijka tababarka farsmada gacanta ee cagafyada kaas oo 30 dhalinyaro lagu bari doono cilad bixinta iyo ku shaqeenta cagafta.

Tababarkaan oo ay iska kaashan doonaan wasaarada Beeraha iyo Waraabka JFS, shirkada Gaalooge iyo shirkada CASE IH ee dalka Italy ayaa socon doono mudo lix bilood ah.

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Jamuuriyada Fadaralka Somaliya iyo Shirkada Gaalooge ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu xoojinaayo iskaashiga labada dhinac ee tababarka farsama yaqaanada, bandhigyada iyo tijaabinta qalabka beeraha iyo hormarinta tiknoolijiyada beeraha dalka.

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS ayaa dadaal badan ku bixineysa sida loo soo saari lahaa dhalinyaro farsamo yaqaano iyo injineero beeraha ah kuwaas oo awood u leh inay xaliyaan caqabadaha beeralayda Soomaaliyeed ka heesta dhanka mashiinada iyo tiknoolijiyada beeraha.

Afhayeenka Gaashaandhigga oo ka warbixiyay howlgallo Ciidamada Qaranka ku dileen xubno katirsan khawaarijta

0

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Sheekh Abuukar Macalin, ayaa ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ay Ciidamada Qaranka iyo geesiyaasha Xaq u Dirirka deegaanka ka sameeyeen gobollada Galgaduud, Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe.

Afhayeenku wuxuu sheegay in deegaanka Xiingaduud, oo u dhexeeya Camaara iyo Qod-qod, lagu dilay 11 xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta, howlgalkaasna ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Xaq u Dirirka deegaanka iyo kuwa Ahlusunna Waljamaaca. Howlgalku wuxuu dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta.

Sidoo kale, wuxuu sheegay in howlgallo kale oo ay fuliyeen Kumaandooska Danab laga fuliyay deegaanada Miido iyo Harboole oo katirsan gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo lagu khaarajiyay horjooge sare oo lagu magacaabo Ibraahim Cabdi Raxmaan Sambuur, kaasoo khawaarijta la shaqeynayay tan iyo 2010-kii.

Afhayeenku ayaa bogaadiyay guulaha isdabajooga ah ay gaarayaan ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa degaaanka oo gobolada dalka ka wada howlagallo culus oo ka dhan ah khawaarijta.

Soomaaliya oo soo dhaweysay heshiiska xabad joojinta ee ay wada gaareen Dowladda DRC iyo kooxda hubeysan ee M23

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay heshiis xabad-joojin ah oo dhexmaray DRC Congo iyo kooxda hubeysan ee M23.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tillaabada xabbad joojinta ay qeyb ka qaadaneyso nabadda iyo xasilloonida ka gobollada bari ee DRC Congo.

โ€œSoomaaliya waxay si qoto dheer uga mahadcelinaysaa kaalinta dhexdhexaadinta ee ay qaadatay Dowladda walaalaha ah ee Qatar, taasoo gacan weyn ka geysatay fududeynta wadahadallada lagu qabtay magaalada Doha, kuna dhiirrigelisay labada dhinac in ay miiska wadahadalka isugu yimaadaanโ€ ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Ugu dambeyn, Dowladda Soomaaliya ayaa ku boorrisay dhinacyada in ay ka dhabeeyaan heshiiska xabbad joojinta ah, si loo helo nabad waarta.

๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Š๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐ข๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‹๐š ๐ƒ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง Miro-๐๐ก๐š๐ฅ ah yeeshay

0

Kulanka guddiga oo uu shir-guddoominayay Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa looga dooday sidii loo dar-dar galin lahaa qorshe yaasha ka dhanka ah dhaqaale uruuriska kooxda argagixisada khawaarijta ah ee inta badan tibaatooyin ku haya bulshada Soomaaliyeed.

Shirka oo ay goobjoog ahaayeen xubnaha guddiga ee kala ah, Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Cadaaladda, Wasaaradda Amniga, Wasaaradda Ganacsiga, Wasaaradda Isgaarsiinta, Hayโ€™adda NISA, Heyโ€™adda Warbixinada Maaliyadda iyo Hayโ€™adda isgaarsiinta Qaranka ayaa laga soo saaray War-murtiyeedk hoos ku xusan.

๐‡๐Ž๐‘๐Œ๐”๐Œ๐€๐‘๐Š๐€ ๐‹๐€๐†๐€ ๐†๐€๐€๐‘๐€๐˜ ๐ƒ๐„๐†๐€๐€๐‹๐€๐ƒ๐€ ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐๐Š๐€ ๐€๐‡ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐Š๐Ž๐Ž๐—๐€๐‡๐€ ๐Š๐‡๐€๐–๐€๐€๐‘๐ˆ๐‰๐“๐€

Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa ay xoojisay dadaallada lagu burburinayo dhaqaalaha & maaliyadda kooxaha argagixisada ay u adeegsadaan maalgelinta hawlgalladooda guracan. Dowladdu waxay dejisay qorshe gaar ah oo lagu cuuryaaminayo dhaqaalaha argagixisada, si loo xaqiijiyo amniga, loogana hortago khataraha argagixisada.

Qorshaha cuurmaayinta maaliyadda argagixisadu, waa xeelado iyo tallaabooyin kala duwan oo loogu talagalay in lagu aqoonsado, la baaro, la xannibo, cadaaladana la horgeeyo. dhaq-dhaqaayada maaliyadeed ee sharci darrada ah.

Qorshahan wuxuu dowladda ka caawiyay la-dagaalanka maalgelinta argagixisada & wuxuuna xoojiyey hufnaanta guud ee nidaamka maaliyeed dalka, isla markaana horseeday kobaca dhaqaalaha & xasiloonida dalka.

Inta u dhaxeysay 1da Janaayo ilaa 30ka June 2025, dowladda ayaa qaaday tallaabooyin muhiim ah oo loo qorsheeyey in lagu bartilmaameedsado dhaqaalaha kooxaha khawaarijta, waxaana la gaaray guulaha hoose:

โ€ข๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐ค๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐Ÿ“๐Ÿ•๐Ÿ“ ๐ญ๐ž๐ฅ๐ž๐Ÿ๐จ๐ง ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐ฎ ๐ฎ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ฃ๐ข๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐œ๐š๐›๐ฌ๐ข-๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š, ๐ก๐š๐ง๐ฃ๐š๐›๐š๐š๐๐๐š, ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š & ๐ค๐ž๐ฒ๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐š๐๐๐š ๐š๐ก.

โ€ข๐Ÿ๐Ÿ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐ ๐›๐š๐ง๐ ๐ข (๐๐š๐ง๐ค ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฌ) ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ

โ€ข๐ˆ๐ง ๐ค๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐Ÿ–๐Ÿ– ๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐ ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข (๐Œ๐ž๐ซ๐œ๐ก๐š๐ง๐ญ๐ฌ) ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š ๐›๐š๐š๐๐š ๐š๐ก & ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ช๐ข๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ.

โ€ข๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐œ๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ฅ๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง๐š๐š ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐š๐ก๐š ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ง๐š๐š ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐š๐๐๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ช๐š๐š๐๐จ ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š

โ€ข๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐›๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐๐ฌ๐š๐๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐ง๐š ๐ค๐ก๐š๐š๐ซ๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐ฌ๐š๐š๐ง๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, ๐š๐ฒ๐š๐๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฐ๐ข๐ข๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐›๐š๐ค๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐š๐ก๐š ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š

โ€ข๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐›๐ฎ๐ซ๐›๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐›๐š๐ซ๐จ ๐ค๐š๐ง๐ญ๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฅ๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐š๐ก๐š ๐š๐ซ๐ ๐š๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐๐š ๐ฎ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐š๐๐š ๐š๐ก & ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐ค๐ฎ ๐ค๐ž๐ฒ๐๐ข๐ฒ๐จ.

Dowladdu waxay ku guuleysatay dadaalladan iyada oo kaashanayso shacabka & shirkadaha ganacsiga ee gaarka loo leeyahay. waxaana wacyigelin ballaaran loo sameeyey bulshada si ay uga digtoonaadaan khataraha maalgelinta khawaarijta, isla markaana uga qayb qaataan la dagaalanka maalgeinta khawaarijta.

Sidoo kale, dadaalladan ayaa ka hirgalay xeerarka kala duwan ee dowladda. Ujeeddadu waa in la dhiso iskaashi qaran oo mideysan, lagana hortago khataraha khawaarijta xeer kasta.

Dowladda Federaalka, ayadoo ka duulayso waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran dhowrista sharciga, iyo ilaalinta shacabka Soomaaliyeed, Waxaa ka goโ€™an fulinta qorshayaasha qaran ee ka-hortaga lacag dhaqida iyo la-dagaalanka maalgelinta argagixisada.

Ugu dambeyn, dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag uga digaysaa in bulshada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ay ku lug yeeshaan falalka la xiriira baadda ay argagixisada shacabka ka qaado, sida bixinta, uruurinta, fududeynta lacagaha ama agab loo isticmaali karo hawlaha argagixisada. Qof kasta oo lagu helo maalgelin argagixiso, waxaa laga qaadi doonaa taabooyin adag oo sharciga waafaqsan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccรฒ Coppi, isaga oo kala hadlay dhinacyada ugu muhiimsan xiriirka labo geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah. Kulanka ayaa diiradda lagu saarray muhiimadda ay leedahay dhowridda xiriirka taariikhiga ah ee soo jireenka ah iyo qoto-dheereynta iskaashiga qeybaha muhiimka ah.

Intii kulanka lagu guda-jiray waxaa lagu fallanqeeyay kor-u-qaadidda dadaallada wadaagga ah ee dhinacyada horumarinta, waxbarashada iyo amniga, si la mid ah sare-u-qaadida xiriirka diblomaasiyadeed. Labada dhinac ayaa waxa ay markale caddeeyeen ka goโ€™naanshahooda hore-u-dhaqaajinta dano wadaagga iyo iskaashiga si loo taageero koritaanka iyo xasilloonida Soomaaliya.