Waxbarasho

AKHRISO:-Wasaaradda Waxbarashada XFS oo caawa soo saartay jadwalka imtixaanka fasalka 12aad Dugsiga Sare ee sanad dugsiyeedkaan 2021/22 .

MUQDISHO-JUUN-4-6-2022:-Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, ayaa waxa uu soo saaray caawa jadwalka imtixaanka fasalka 12aad Dugsiga Sare...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay inay xiri doonto Jaamacadaha aan soo buuxin shuruudaha

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Carab ayaa shaaciyay in ay qorsheynayaan in ay Albaabada u laaban jaamacaddaha ku yaalla Muqdisho, kuwaasoo oo aan buuxin...

Wasaaradda Waxbarashada oo daah furtay buugagta farta bareelka ee Manhajka Dugsiyada Hoose Dhexe “SAWIRRO”

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Nuuriyo Aadan Ciise ayaa daah furtay buugagta farta Bareelka ee  Manhajka Dugsiyada...

Shaaqalaha Wasaaradda Waxbarashada oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Agaasimaha Shaqada, Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarshadda, Hiidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa tababar u soo xiray shaqaale ka tirsan...

Jadwalka Casharada Fogaan-darsiga ee Dugsiyada Hoose iyo Dhaxe oo laga baahinayo Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Warfaafinta ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay casharada Fogaan-darsiga ee Dugsiyada Hoose iyo Dhaxe, taasi oo  si maalinle ah looga...

Ugu Akhris Badan