Wararka

Maalinta Keymaha Adduunka oo laga xusay Muqdisho

21-ka Maarso oo ah Maalinta Caalamiga ah ee Keymaha ayaa maanta laga xusay magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabado kala duwan lagu qabtay dunida oo dhan. Wasaaradda...

Ciidanka XDS oo 30 khawaarij ah ku dilay Shabeellada dhexe

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo xoogagga kacdoonka dadweynaha ayaa fashiliyay isku day weerar oo Khawaarijta Al-shabaab ay saakay kusoo qaadday deegaanka Daaru-naciim ee gobolka...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Doorashada soo socota waxa ay noqon doontaa qof iyo cod”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in doorashada soo socota ay Soomaaliya noqon doonto mid qof iyo cod ah oo xisbiyeysan. “Soomaaliya...

43,000 qof oo sanadkii tagay abaar darteed ugu dhimatay dalka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr; Cali Xaaji Aadam ayaa furay Munaasabad lagu soo bandhigayay natiijada cilmi baaris laga sameeyay...

Ra’iisul Wasaaraha Japan oo maanta booqasho ku tagaya Ukraine

Ra’iisul Wasaaraha Japan Fumio Kishida, ayaa maanta oo Talaado ah booqasho ku tagi doona magaalada Kiev ee Caasimadda Ukraine, inta uu Fumio Kishida ku...

Ugu Akhris Badan