[DAAWO] Kulan looga hadlayay amniga iyo howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta oo lagu qabtay deegaanka Janaale gobolka Sh/Hoose

Date:

Kulankani oo shir guddoomiyey taliyaha guutada 14=October  ee ciidanka xoogga dalka Gashanle dhexe Nuur Maxamed Gaabow (Nuur farey) oo ay wehliyaan taliyayaasha ururada afar iyo tobanka oktober,sarakiisha degamada Janaale ayaa looga hadlayay amniga degaanka iyo howlgalka ka dhanka ah khawaarijta oo ay ciidamada  xoogga dalka kawadaan degaannada ka tirsan shabeellaha Hoose.

Guddoomiyaha degaanka Janaale Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdi Nuur oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay diyaar u yihiin in ay la shaqeeyaan ciidmada amniga,waxa uu ammaanay sarkiisha ciidmada  Qeybta 14-october kalinta weyn ay ka qaateen sugida amniga degmada Janaale iyo sidoo kale dar-dargalinta howlgallada khawaarijta lagu baacsanayo ee ka socda gobolka Shabeellaha Hoose.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...