Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo Gargaar u qeybisay 500 oo qoysas ku nool Degmada Ceeldheer iyo tuulooyinka hoos taga

Date:

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta Gargaar u qeybisay dad kabadan 500 oo qoysas oo ku nool Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud iyo tuulooyinka hoos taga oo howlgalada dib u xoreynta laga saaray Al-shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka oo Guddoomay Nuqullada Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Brazil

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga...

Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu dilay 25 ka tirsan Khawaarijta, iyo afar horjooge oo isku soo dhiibay CXDS

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa...

Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho oo lagu qabtay magaalada Baydhabo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku...