Wararka

Wasiirka Wasaaradda Tamarta XFS oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Mudane Xildhibaan JaamacTaqal Cabaas ayaa Maanta Booqday Xarunta Dhexe ee Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA,Waxaana halkaas...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xal u helida  arrimaha SOOMAALILAND oo hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xal u helida  arrimaha SOOMAALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka...

Khawaarijta Al-Shabaab oo gubay Guryo ay leeyihiin Dad Shacab ah

Maleyshiyaadka Kooxda Khawaarijta ayaa  saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug iyadoo ujeedka kooxdu yahay inay iska...

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari oo gacanta ku dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmadaas

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa Xalay  gacanta ku dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmada Waabari ee Gobalka Banaadir. Eedaysanayaasha ayaa mid...

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo Boqolaal Shacab ah Gargaar ugu qeybisay Degmada Masagawaa

Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Boqolaal Shacab ah waxa ay Gargaar ugu qeybisay Degmada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud oo bilooyin ka...

Ugu Akhris Badan