Wararka

Wasiir Daa”uud Aweys: Waxa qormaysa Taariikh Cusub

hadal qoraalka wasiirka warfaafinta xfs mudane Daud Aweis  ee ku aaddan ansixinta ku biiritaanka soomaaliya ee urur goboleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga africa EAC Taariikh cusub...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee labadda Gole Baarlamaan Jamhuuriyadda...

Madaxda Dalal EAC oo ugu hambalyeey Dowladda Soomaaliya ka mid noqoshadda Ururkan

Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) ayaa ugu hambalyeey Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ka mid noqoshada Urur goboleedka iskaashiga...

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni, ayaa hambalyo u diray Shacabka iyo Madaxda Qaranka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni, oo ka qeyb galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa hambalyo u...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka damqadey hooyo Soomaaliyeed oo loo heysto qaan lacageed ayaa maanta bixiyey qeyb ka mid ah lacagta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf xuseen Jimcaale (Madaale) oo ka damqaday xaalada Xaawa Cabdullaahi Nuur oo ah hooya Soomaaliyeed oo...

Ugu Akhris Badan