Wararka

Madaxweyne Xasan: Soomaaliya waxaa cuno qabataynta hubka laga qaadi doonaa bilowga bisha December

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay hiigsiyada qaran ee ay dadaalka...

Taliska Ciidanka Boliiska waxaa uu ogeysiinayaa dhamaan, dadka dagan dhulkii dab-damiska yo Hoggaanka Dhismaha Ciidanka Boliiska ee Degmada Wadajir in ay uga guuraan mudo...

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxaa uu ogeysiinayaa dhamaan, dadka dagan dhulkii dab-damiska iyo Hoggaanka Dhismaha Ciidanka Boliiska ee Degmada Wadajir, ka soo horjeedka 6-piano...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa maanta ka qayb galay furitaanka kala fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa, maanta ka qayb galay furitaanka kala fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

kalfadhiga 4-aad ee baarlamaanka 11-aad ee jamhuuriyadda federaalka soomaaliya oo maanta si rasmi ah u furmey

Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Munaasabad ka...

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa qaabilay Maamuliyaasha Iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo oo kala hadlay sidii Iskuulada looga dhigi lahaa Af Maayga.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka duulaya Dardar-gelinta Hormarinta Af Maay ayaa qaabilay Maamuliyaasha Iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo...

Ugu Akhris Badan