Wararka

Israel oo sheegtay in ay ciqaabi doonaan xagjirka weeraraya bulshada Falastiin

Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant iyo sarkaal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la haysto,sida lagu...

Mashruuc sare loogu qaadayo waxbarashada carruurta oo laga hirgeliyay Gaalkacyo

Duqa koofurta degmada Gaalkacyo mudane, Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa ka daahfuray Gaalkacyo Mashruuc sare loogu qaadayo waxbarshada carruurta. Mashruucaan oo ah mid looga gol...

Madaxweynaha dalka oo sheegay in ay u siman yihiin argagixisada iyo kuwa lunsada Canshuurta Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu ay isku si ula dagaalameyso argagixisada Al-Shabaab iyo kuwa lunsanaya canshuurta ay...

Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti

Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗹𝗮 𝗾𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗣𝗮𝗸𝗶𝘀𝘁𝗮𝗻 𝗔𝗿𝗶𝗳 𝗔𝗹𝘃𝗶

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif Alvi, oo isna...

Ugu Akhris Badan