Wararka

NISA oo soo bandhigtay Maleyshiyaadka safka Khawaarijta ka soo baxay {SAWIRRO}

Ciidanka Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koofur galbeed ayaa maanta soo bandhigay afar xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta kuwaas oo isi soo dhiibay ciidanka. Xubnahaan ka...

Ciidanka xoogga dalka oo Khawaarijta ka sifeeyey deegaano ka tirsan Shabeellada dhexe iyo Galgaduud.

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24aad ee khalid binu waliid ayaa maanta Howlgalo kasameysay Hoowdka u dhaxeeya Cali heele iyo Daarunimco halkaas oo...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartanka Pan African Schools championship 2023.

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartanka Pan African Schools championship 2023, kaasi oo sanadkan lagu qabanayo dalka Kenya. Waxaa maanta dalka ka amba baxay cayaartoyda...

IGAD oo Madaxweynihii hore ee Hirshabeele u magacawday Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee IGAD.

Urur Goboleedka IGAD ayaa Madaxweynihii hore ee Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare u magacaabay Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee IGAD. Waxaa la filayaa in arrintaan ay...

Ergayga Madaxweynaha JFS ee arrimaha Macawisleyda oo la hadlay Boqolaal ka tirsan ciidanka deegaanka

-Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali jeyte Cismaan oo Boqolaal ciidanka degaanka kula hadlayay deegaanka Baardheere ee gobolka Hiiraan ayaa ciidamada faray...

Ugu Akhris Badan