Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh” Hal tilaabo hadii ay soo qaado Itoobiya Saddax iyo afar tilaabo ayaan qaadaynaa”.

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa markale uga digay dowladda Itoobiya in ay isku daydo...

Ururka Suxufiyiinta Caalamka IFJ ayaa si aad ah u cambaareeyay falalka lagu bartilmaameedsaday Suxufiyiinta ka howlgala Somaliland

Ururka Suxufiyiinta Caalamka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano IFJ ayaa si aad ah u cambaareeyay falalka gurracan ee lagu bartilmaameedsaday Suxufiyiinta...

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ku dhawaaqday in la hakiyay muddo seddex cisho ah tartankii kubadda Cagta

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay in muddo seddex cisho ah la hakiyey tartanka Kubadda Cagta Dawlad...

Shirkadda dahabshiil group oo ka qayb qaatey qaadhaanka masaajid loo dhisaayo bulshadda soomaaliyeed ee degan kaakuma oo ku taal dalka kenya

Wafti ka yimi Kenya oo Hargeisa u yimi uruurinta qaadhaanka Masaajidka ayaa maanta salaadii jimce masaajid ku yaal magaalada Hargaysa ka codsaday in wixii...

Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID iyo maamulka safaadda Soomaalida ee Kenya oo yeshay kulan muhiim ah

Taliyaha Hoggaanka  Baarista Dambiyada ee CID-da Gaashaanle Dhexe Muxudiin Axmed Cusmaan oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa la kulmay maamulka safaaraddaasi...

Ugu Akhris Badan