Wararka

Shirka maalgashiga qurbejoogta oo Muqdisho ka furmay

Shirka Isku-imaatinka Maalgashiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa ka furmay maanta magaalada Muqdisho,shirkan ayaa waxa looga hadlayaa doorka qurbejoogta Soomaaliyeed ee maalgashiga dalka. Shirkan oo ay soo...

DHAMAYSTIRKA DASTUURKA WAA FURAHA XASILOONIDA DOWLADNIMADA

Qareen Mohamed Hassan Nur ayaa waxa uu ka qoray DHAMAYSTIRKA DASTUURKA WAA FURAHA XASILOONIDA DOWLADNIMADA, qoraalkaasi o fheeraa ayaan wax aka soo qaadanay qaar...

Dalal badan oo soo dhoweeyay go’aanka Qaramada Midoobay ee dib u eegista xubinnimada Falastiin

Dalalka Masar, Sacuudiga , Ciraaq,Turkiye iyo kooxda Xamas ayaa soo dhoweeyay qaraar uu soo saaray Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaasoo ku baaqayay in...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha caafimaadka ayaa booqday aqalka looga arimiyo Magalaada Ohio ee dalka Mareykanka

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha caafimaadka Xildhibaan Dr. Cabdirashid Maxamed Nur (Jilley) ayaa booqday aqalka looga arimiyo Magalaada Ohio ee...

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dhammeystir dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo ciribtirka Khawaarijta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qoto dheer kaga hadlay dhaMmeystirka dastuurka, hanaanka doorashooyinka iyo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta. Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan